Somaliska – Somali – Af soomaali

Rätt att välja waa khad taageero oo loogu talogalay adigaaga ku hoos nool qawaaniin iyo shuruudo ah in la ilaaliyo sumcadda iyo sharafta qoyska. Waxay ku saabsanaan kartaa in lagugu dhibaateeyo kantaroolid, hanjabaad ama dagaal.

Hawshayadu waa in aan ku dhegeysanno, ku siino taageero oo kugu wargelino meesha aad ka heli karto caawimaad.
Wicitaanku waa bilaash oo ma u baahnid in adigu aad sheegto qofka aad tahay.

Furan maalin walba 7-21. Wac 020-57 70 70 ama gal gudaha rattattvalja.se

Waxa aanu ku hadalnaa af Iswiidhish, laakiin waxa aan xiriirin karnaa turjubaan haddii loo baahdo.